Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo loogu deeqay lacag dhan $127 Milyan oo dollar

Maraykanka ayaa sheegay in sare u kaca ku yimi cuntada adduunku, inuu si aad u daran u saameeyey dalalka Afrika ee saxaraha ka hooseeya, iyada oo sare u kaca qiimaha cuntada uu sababay duullaankii uu dalka Ruushku ku qaaday dalka Ukraine. “Qiimaha cunnada ee dunidu wuxuu 23% ka sarreeyaa qiimihii uu joogay sannad ka hor, … Continue reading Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo loogu deeqay lacag dhan $127 Milyan oo dollar